Wacyigaliye laba wiigle ah, oo magaciisa la yidhaahdo WADDANI ayaa

Ururka dhalinyarada ee SEEYO ka hirgaliyeen magaalada Ceergaabo

Ee Gobolka Sanaag

 

Gobolka Sanaag oo ah gobol aad u ballaandhan  khayraadkiisana aan lasoo koobi

Karin ,  gobolkan oo saas taariikhdiisu tahay ayaa dib udhac aad ubalaadhani ka haystaa dhinacyo badan oo   Ka mid yihiin warbaahinta , waayo gobolku malaha ilo warbaahineed oo    Laga heli karo xogaha gobolka oo tafa tiran.

Bulsha kastaana waxa wax ahaanteedu ku xidhan tahay hadba sida ay u hesho

Xogo ku filan oo ka tur jumaaya doonista iyo diidista bulshada ,

Hadaba meelaha ugu badan ee gobolka sanaag ka socon la, yahay waxa ka mid ah,

Warbaahin la,aan , saas daraadeen ururka dhalinyarada ee SEEYO waxay in badan ku

Tala jireen sidii ay u soo saari  lahaa wacyi galiye ka hadla hana bulshada Sanaag,  

Waxa ururku  u howl galay sidii loo soo saari lahaa wargays kaa wacyigaliyaha,

Haatan waxay ururku guulaysteen inay soo saaraan markii saddexaan iyaga oo

Soo saaray labo jeer oo hore oo tijaabo ah wacyi galiyahan ,

Gobolka oo aan wargaysyo ka soo bixi jirin, kani  wuxu noqday kuwa ugu horaya lagu guulaysto

Inay kasoo baxaan gobolka sanaag gaar ahaan xarun magaalada ceergaabo, waxana ururku ku tala jiraa haddii dhaqaale loo helo

Inuu dhigo hal wiigle ama maalinle ba waayo baahida bulshada sanaag u qabto ayaa

Wax walba ka weyn

 

Cumar siciid nuur

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.